Author Topic: Su'aal: Sideen suaalo ula wadaagi karaa dhakhtarka?  (Read 4603 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Daganeeey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sideen suaalo ula wadaagi karaa dhakhtarka?
« on: August 02, 2015, 02:12:26 AM »
Walal wan idin salamaya sen su alo ula wadagi kara dhakhtarka?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sideen suaalo ula wadaagi karaa dhakhtarka?
« Reply #1 on: August 04, 2015, 09:57:08 AM »
Daganeeey, Su'aalaha waxaad u soo gudbin kartaa sida aad su'aashaan u soo gudbisay oo kale, waana lagaaga jawaabi doonaa inshallah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: