Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caado Wareer?

(1/1)

ABDULLAHI FARAH:
waxaan qabaa  xaas muda dhan 3 sano mana ay yeelan uur  oo waxaa jira xanuun caadada da ah taas oo mar la waayayo 3 bilood waxaan geeyay takhatir badan waxa ay u qoren dawooyin wax is badal ah na ma leh hadaba maxaa talo oo aad igu biirin kartaan maxaase keeni kara xanuunkaas iyo xalkiisa ?

SomaliDoc:
Marka hore fikrad ka qaado waxa caado wareer-ka keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html
Midda ku xigta, haweenka uurka raadinayo waa in ay ogaadaan in ay jiraan cillado dhowr ah oo ka hor istaagi karo uurka oo in la xalliyo ay tahay iyo in fikrad guud ka qaataan marka horeba, taasina ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5839.0.html
Labadaa qoraal markaa akhrisato, haddii aad faahfaahin u baahan tahay ama su'aalo dheeraad ah aad qabtid na soo waydii.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version