Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keeni karo hiiq dheer?

(1/1)

Husni:
Maxaa keeni karo hiiq dher? Maxa calamad ah oo kaso muqa karto? Qofga qabo maxa daawo ah oo lasiin karaa?

SomaliDoc:
Xiiqdheer ama Qixdheer waa xanuun u badan caruurta, haklaan ka akhriso warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1355.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version