Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: ku saabsan fatty liverka?

(1/1)

Khalidbile:
Asc walayaal waxan idin waydinayaa sual in arin inbdan igu soo laalabatay oo ah in aan altersound ama computer lay saray oo uu iga shaegaya markii hore in Liver Enlarage in size 140mm hadan dhowr bil kadiban isi saray waxy laeyihiin waa saa kordhay oo 150mm
 mantan aan idinla hadlaa ayan hdaa isi saray oo waxay leeyihin liver size is normal lkn (increased parechymal echopattern) waxan talada ku qoran fatty in filtration in liver (G-1) adinkoo mahadasan talo isiiya aan fatty kaas ku baabin karo mahadsanidiin

SomaliDoc:
Beerka oo xeyr fuusho, waxa keeno, sida lagu ogaado, astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loola tacaalo intaba horay ayaan uga soo hadalnay ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5496.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version