Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qaabkee Loo Sameeyaa Kegel Exercise?

(1/1)

Sayid:
Asc

Salaan ka Bacdi Waxaan halkan uga Mahad naqayaan dhakhaatiirta Ha Hawl Gala Goobtan iyagoo Cilmigooda Alle Siiyay Ugu Gargaara Walaalooda dhibaataysan .
alle Sidaan walaalihiin ugu Gargaartaan Ha idiinku gargaaro Aduun iyo Aakhiraba.

Su'aashaydu waxay tahay :
jimicsiga kegel exercise Ee lagu  xoojiya  Murqaha Miska Qaabkee Loo Sameeyaa?
Maalintii Imise jeer Ayaa la sameyn karaa?
Halkii Jimicsi se Imise Daqiiqo Ayaa la sameynayaa?

Sadexdaa Su'aalood Ayaan doonayaa in layga jacli saaro walalayaal xushmad iyo ixtiraam Gaar ahna waan idiin hayaa waayo Waxbadan ayaanu idinka faaidnaa hadaanu nahay bulshada somaliyeed.

allena Waxaan idinka baryayaa in aad noqotaan in Hadhka alle u hoyata.

waanad maxad santihiin mar labaad

SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay, fadlan ka akhriso oo ka fiirso halkaan qaabka loo sameeyo jimicsiga Kegel: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3681.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version