Author Topic: Su'aal: Ilma sadax bil ayaa leega soo xaaqay?  (Read 4012 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Bashka2

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ilma sadax bil ayaa leega soo xaaqay?
« on: August 06, 2015, 06:29:34 PM »
asc waa kusalaamay dhaqtar ilma sadax bil ayaa leega sooxaaqay kadib marki leega sooxaaqay kadib maalinta dhiig igu danbeesay kaliyah waxaa arkaa kaadida xinjir sooraaceeso kadib dhaqtarka igu dhahay ugxaantada dhanka midig aya kaaga jiro biyo iyo barar cumbutar aya leesaray jwabta sugaya marka waxa kuweedinaya xinjityan ilaa maalinti ilmaha leega sooxaaqay oo laga joogo bil 20 bari kaadida sooraacesa waa socota markasto awal sooraaci jirtay hada halmar aye sooraacesa marka xinjirta iska socota walwal igu dishay maxee tahay dhaqtar jawab




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ilma sadax bil ayaa leega soo xaaqay?
« Reply #1 on: August 09, 2015, 01:02:07 AM »
Xinjirta halkee ka socotaa ma farjiga gudahiisa ayay ka soo baxaysaa mise kaadida ayay la socotaa oo kaadiheesta ayay ka imaanaysaa?
Warbixintaada ma kala caddo ee waadixi...
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: