Author Topic: Su'aal: Sambabada mala bedeli karaa hadey jiradaan?  (Read 4776 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamuud115

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sambabada mala bedeli karaa hadey jiradaan?
« on: August 06, 2015, 11:18:44 PM »
Sambabada mala bedeli karaa oo maka mid yihin xubnaha labedeli karo ??




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sambabada mala bedeli karaa hadey jiradaan?
« Reply #1 on: August 09, 2015, 12:59:41 AM »
Sambabada waa la badali karaa, mid ama labadaba.
Waxaa jiro xanuuno haddii ay sambabada ku dhacaan in labadalo ay xalkoodu noqon karto, waana qalliin aad u culus.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: