Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sambabada mala bedeli karaa hadey jiradaan?

(1/1)

Maxamuud115:
Sambabada mala bedeli karaa oo maka mid yihin xubnaha labedeli karo ??

SomaliDoc:
Sambabada waa la badali karaa, mid ama labadaba.
Waxaa jiro xanuuno haddii ay sambabada ku dhacaan in labadalo ay xalkoodu noqon karto, waana qalliin aad u culus.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version