Author Topic: Su'aal: Xanuunka PCOS?  (Read 3879 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Anii

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuunka PCOS?
« on: August 08, 2015, 01:45:36 AM »
Walalo dadeydu waa 23 weli ma aanan guursan sweden waxaan soo galay 3sano ka hor markaas ayaan isku arkey caado Tiro badan iyo caado wareersanaan waxaan dabasocdaba dhaqaadiirta waxeey sheegeeyn 3bilood ka hor inaan qabo cudurkaan polycystic ovarial syndrome pcos waxeeyna igu dhaheeyn waxaa dhici karto ineey family historigaaga eey qabeen ama aan fikir iyo welwelka badan eey keento waxaa kaloo iiysheegeeyn in hormonka testosteroneka uu caadi yahy sida loogu talo galay caadane eey uthy inuu kor u kaco qofka markuu qabo pcoska Lakin waxeey iguydhaheyn hormoneskaga lh iyo fsh kaaga ayaa kacsan taas oo cadeeyn u ah inaad qabtid pcos ma dhici kartaa in mustaqbalka danbe aanan ilmo dhalin aad ayaan uwelwelsanhy mida kala jawiga oo isbeddalo ma sababaa pcos maxaa yeelay markaan sweden imid markii iigu horeeyso horeeysay ayaan isku arkey caado badan iyo caado wareer iiga soo jawaab a idinkoo mahadsan thnx




Offline khadijama

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Xanuunka PCOS?
« Reply #1 on: August 08, 2015, 07:12:41 PM »
scw.
walaashey marka hore caafimad taam ah ALLAH ku siiyo. cudurka PCOS waa cudur ay u baan yihiin gabdhaha ku nool geeska africa sababna u ah hormon ka oo is bedela wax dhibaato badan keena ma ahan waxaa laga yaabaa oo kaliya in marka aad guursato ilama yara daahan madama qalal hormons k ajiraa. marka waax kula talinaaya in aad exercise ka badiso hadii aad cayilantahy aad miisankaga dhinto , sokortadana aad control ku sameeso oo ka taxa dirto. PCOS waa xuub biyo inta baan dawo iyo exrcise ayaa baa,biyo marka ku dadaal intaa.
mahadsand

Offline Anii

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Xanuunka PCOS?
« Reply #2 on: August 08, 2015, 10:15:04 PM »
waad ku mahadsanthy sida qiimaha leh oo aad ii gu soo jawaabtey mcnto abaayo waxaan rabaa inaad labo suaal si wanaagsan iigu jawab to hadii qofka qabo pcoska hormoneka estrogen ee ragga uu  uu normally yahy qofkaas mali dhihi karaa xoogaaa wuu ka fursad fiicn yahy qofka uu kacsanyhy mida kale pcoska ma sababa example adigoo wadan ka Tagey oo wadan kale tagey mala dhihi karaa jawiga bedelan ayaa keeni karo thnx

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuunka PCOS?
« Reply #3 on: August 08, 2015, 10:51:42 PM »
Anii, xanuunkaan horay ayaan uga hadlay ee halkaan ka akhriso qoraal kaa shaafin doono su'aalahaaga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html

Markaa akhrisatid kadib haddii aad faahfaahin u baahan tahay ama su'aalo kale aad qabtid halkaan ku soo waydii.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16766
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14357
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33585
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 39968
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 87202
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!