Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Awood darri iga haysa galmada?
(1/1)
Jaamac123:
asc waxaan ahay wiil dhalin ah dhawaana guursaday waxaana ka cabanayaa awood dari iga haysa galmada waxaana isku arkay inaanan kacsanayn si dhaqso ah xataa markaa la jiifo xaaska waxaana jileec ka dareemay xubintayda taranka horeyna waxaan usameyn jiray siigo maxa dakhtar la igula talin sidoo kale waxaan isku arkay inuu haduu ikaco guska si dhaqso ah u damayo iyo biyo bax degdeg ah dhabar xanuun iyo walwal faro badan
dhaqtar ma jiraa waxyaabo guska adkeeya oo kacsiga taageera mana isticmaalo kaniini sida veigara waxaan rabaa inaan ka xaaskayga qanciyo dhibaataa ihaysa fadlan icaawiya si degdeg ah
SomaliDoc:
Jawaabta ku aadan awood darrida halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Jawaabta ku aadan biyobaxa degdegga ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Jawaabta ku aadan dhibaatada siigada, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Jawaabta ku aadan adkaynta guska, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3443.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version