Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: xanuun xaga miskaha?
(1/1)
HoOYo:
asc..
magacaygu waa cabdilahi
waxaan rbaa in layga siiyo talo kooban oo ku aadan xanuun
xanuunkaas oo ah mid haya hoyaday
kaas oo kahaya xaga miskaha
xanuunkaan dhibato ayuu ku haya a\wxaana lageyey dhakhatiir badan dawoyin badana wa lasiyey
xanuunkan dawoyinka nyrabionka ah markay qadato way ronanaysa kadibna xanuunkii bay kulaban
wana labada miskood .. waxana u malayn inuu yahay neerfe xaga miskaha ah ...
rajo hadi la saray wax dhaca ah xaga lafaha ma jiraan waana ok..
fadhiga aya dhibaya marku qabto xanuunku waana taagmysa .. rukuucda saladana wa dhibaaysa
xanuuna wa ka qabanaya
marka xanuunkan ma nqon karaa kan ku dhaco miskaha madama aysan laftu waxba qabin ... oo ay cadi tahy xanuunkuna uu yahay miskaha
SomaliDoc:
Xanuunka qaabka aad u tilmaantay waxuu u muuqdaa xanuunka loo yaqaano "Sciatica", halkaan ka akhriso waxa uu yahay yo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa qoraal aan uga hadalnay sida subagga idaha loogu daaweeyo xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0
Xanuunkaan si loo hubiyo waxay hooyo u baahan tahay in la saaro Scan loo yaqaano "MRI" kaasoo sheegi kara cilladaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version