Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunka dhiig karka, Gubashada iyo Neerfaha?

(1/1)

Almis:
 asc dhamaan somali medical forums laba mawduc aya raba ine ane ii waydi inigo rali ah
   kaaw wa xanunka  dhiig karka.
1/ Maxay tahay xanunka dhiig karka la dhaho ?
2/ Maxaa keena xanunka dhiig karka ?
3/ Waa maxay astaamaha lagu garto?
4/ Sidee baan uga hortegi karaa dhiig karka ?
5/ side baa la iskaga daaweyne karaya ?

  mawduca labad waxay waqti hore oo ane jiiray ila 10 waxa lugta bidix ka gubtay laga bilaawo faraha hore ila misigta waxane igu dadatay salid kalune lagu sameyay waxane iga gubtay saddex dub sida uu dictorku uu sheegay marka dhibta inta leh oo lugta so gadhay ma uu keeni karta dhib  neerfaha dhinacyada ee lugaha uu dhaawac neerfaha gaari karo

SomaliDoc:
Almis, halkaan ka akhriso qoraal ka jawaabi doono su'aalahaaga badankood: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,467.0.html

Haddii aad qabtid su'aal aan looga jawaabin qoraalka ama faahfaahin u baahan tahay an soo waydii.

Almis:
asc mahadsanid dhamaan somali medical ikn hal mawduc ama su aale ayana faalo iga siine oo ah ;

mawduca labad waxay waqti hore oo ane jiiray ila 10 waxa lugta bidix ka gubtay laga bilaawo faraha hore ila misigta waxane igu dadatay salid kalune lagu sameyay waxane iga gubtay saddex dub sida uu dictorku uu sheegay marka dhibta inta leh oo lugta so gadhay ma uu keeni karta dhib  neerfaha dhinacyada ee lugaha uu dhaawac neerfaha gaari karo

SomaliDoc:
Gubashada haddii aad ka raysatay sida aan hadalkaaga ka dareemayo, dhib cusub oo xaga neerfaha ay kuu gaysan karto malahan aan ka ahayn dhibkii markii hore ku gaarsiisay xaga neerfaha hadduu jiray, ee maxaa isku aragtay oo aad uga shakisan tahay wax cusub in ay kuu keentay?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version