Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa?
Omarabdi:
--- Quote from: Fahrer2015 on August 09, 2015, 02:22:36 PM --- ma dhamadaan biyaha ragu " balse waxaa yaraan kara tirada iyo tayada shahwada, taas oo keeni karta mar marka qaar in ninku biyihiisu uurayn kari wayaan xaaskiisa sababo la xidhiidha biyaha oo awoodoodu yaraato,balse biyuhu gabi ahaanba ma istaagayaan. hadii biyaha awood dari ku dhacdo waxaa sababa waxyaabo badan taas oo u baahan baadhitaan dheeri ah sababta keenaysa in awoodooda biyuhu yaraato. hadii qof sigaynsan jiray mudo dheer waxaa jidkiisa ka baxa vitamins,minerals iyo corbonhydrate taas oo hoos u dhigi karta tirada iyo tayada shahwada. shahwadu waxay kooban tahay fructose
ascorbic acid
zinc
cholesterol
protein
calcium
chlorine
blood group antigens
citric acid
DNA
Magnesium
vitamin B12
phosphorus
sodium
potassium
uric acid
lactic acid
nitrogen
other nutrients. qofku markii uu siigaysto 3-4 jeer maalinkasta mudo badan,waxay keenta in jidhkiisa kabaxo uu awood daraado dhibatooyin badan oo ay kamidyihiin tayada biyaha oo yaraada,Xunbinka Taranka oo jilca. biyaha oo dagdag ku yimaada waxkayar daqiiqad. in aad soo celiso vitaminkas iyo macdantas aad bay u adag tahay cunto kali ahba wax ma tarayso sababtoo ah waxa kaa baxay iyo vitamika iyo macdanta aad qadatay ismalahanayan. Ogow galmada iyo siigaysigu waa kala labo, dhibaatada siigaysigu waa mid aan la iska indho tirikarin. badana waxa la dareemaa saamaynteeda marka xeero iyo fandhaal kala dhaceen. marka ugu horaysa ee uu qofku bilaabo siigaysiga waxay ku qaadataa wax badan in biyo kaga yimadaan. mar marka kadanbaysa way sii yaraanaysaa inta uu ninku biyaha haysan karo. marka ugu danbaysa waxay keenta in daqiiqad kayar ay hawshu kaga dhamaato. hadii aad mudo dheer siigaysan jirtay oo isku aragto biyo bax dag dag ah JOOJI siigaysiga sababtoo ah waxaa ku xiga in xubinka taran ama G*sku uuba kici waayo (Jileec).
--- End quote ---
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version