Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee dhibka siigaysiga loo xalin karaa?
(1/1)
Saarsaare:
Sidee qof mudo dheer siigaysan jiray dhawaana naag guursaday naagtiina u galmoon waayay dib loogu dawayn karaa haduu joojiyay caadadaas xun maxaadse qofkaas kula talinaysaan haduu joogo somalia xagee buu dhakhtar howshaas qaabilsan oo caafimaadkiisa hagaajiya ka heli karaa fadlan jawaabta runtaa nasoo siiya waad mahadsantihiin
SomaliDoc:
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version