Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Faruuruc aan xanuun igu hayn?

(1/1)

HoOYo:
Asc..
Somalidoc...

Wxaan ka cabanayaa ..faruuruc aan xanuun igu hyn lkn korka kasoo yaacaaya,
Wxay kasoo baxaan inta badan xubinka taranka gaar ahaan ibta iyo inta kahoosaysa

Gacmahana wa kasoo baxaan mar marka qaar faraha aga gaarkooda iyo dusha sare maqaarka gacanta ...
Wx xanuun ama cun cuna iguma hayo
Waa wx kasoo yaaca bes aan xanuun iyo cun cun toona lahayn
Waana wx aan mudo isku arkaayeg
Waana cad cad yihiin  oo yar yar yihiin

Muxuu noqon kara...... ?

SomaliDoc:
HoOyo, nabraha iyo faruuruca jirka ka soo yaaco, aragti ayaa lagu gartaa, wayna badan yihiin wayna kala duwan yihiin ee fadlan dhakhtar maqaar la xiriir halagu arkee...

Navigation

[0] Message Index

Go to full version