Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kegel EXcise Ma dhabarkaa Loo jiifsanayaa?
(1/1)
Sayid:
Asc aadbaan idin Salaamayaa dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh
* Waxaan doonayaa in layga jahli Saaro marka la sameynayo jimicsiga kegel
MA DHABARKA AYAA LOO JIIFSANAYAA MISE BEERKA?
XUBNAHA LAGA SHAQAYSIINAYAA WAA KUWEE?
LUGAHASE SIDEE LA ODHANAYAA?
Waxaan idinka mahad celinataa Sidaad bulshada uga habaq tirtaan adeega caafimaad alle idina khayr ha idin siiyo waanad mahadsantihiin?
SomaliDoc:
Sayid, halkaan ka fiirso sida Kegel Excercise loo sameeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3681.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version