Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Habeenkii marka aan seexdo..?
(1/1)
Yaasir32:
WALALAH DHAKHATIIRTA ISKU HOWLAY HOWSHAN QIIMAH BADAN WAAM IDIN SALAMAY SALAN KA DIB.....
WAXAN RABAA IN LAGA JAWAABO SU'AAL BAAN WATAA IN MUDO AH ILAALI 3 BILOOD WAXAN ISKU ARKAY HABEENKII MARKII AAN SEEXDO AFKAGA WAXA IGA SOO YAACA WAX YAABO CADAAN AH OO IGA DHEGAN,,
1. CARABKA
2. DALQADA
3. DHAB XANAG
4. QOWLALKA
5. DHUUNTA HOOSE OO MAR MAR CODKA XABEEB AYUU I YEESHAA
WANA WAXA KU DHEGAN AFKA DHAN MARKA WAXAN DOONAYAA IN LA II SHEEGO WAXAS WAXA UU YAHAY AMA DAAWAD AAN U QADAN KARO.
SomaliDoc:
Waxyaabahaas cadaanka in la arko ayaa fiican si loo ogaado waxa ay yihiin, waxay noqon karaa huuro ama bakteeriya afka ku samaysanto, waxaa dhici karto in ay cabeeb noqoto ama waxyaabo kalaba.
halkaan ka akhros qoraal ku saabsan "Cabeebka": http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html
Fadlan la xiriir dhakhtar si loo arko astaamaha aad tilmaamaysid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version