Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: dhabar xanuun iyo caado wareer uur ma noqon kartaa?

(1/1)

Kafiya:
Asc doc Suaal ayaan. Qabaa waxaan rabaa inaad iga jahil bixisaan xaas ayaan ahay cadadayda waxay iigudhacda bil walba Si sax bishii lasoodhafay waxaan helay 25/7/15 hadana waxaan isku arkay Dhiig  18/8/15 kale dhabar xanuun Iyo. Dhiig  saaid marka manoqonkarta uur waayo wali dhaqtar umatagin igasoojawaba thanks ??

SomaliDoc:
Caadada oo soo dagdagto uur ma noqon karto, waxaa dhici karto in uu khalkhal ku dhacay ama wareertay, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxa keeni karo arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version