Author Topic: Su'aal: Kininka dhaxanta ama tb da?  (Read 4410 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline A.qani Cumar Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kininka dhaxanta ama tb da?
« on: August 20, 2015, 11:47:44 AM »
Waxan maqlaa kininka dhaxanta ama tb da waxaa laguqaata da,da hadii qofku uu 25 jir yahay iyo hadii uu 18 jir yahay ma isku in uunbaa lasiinayaa mise way kalabadanayaan mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kininka dhaxanta ama tb da?
« Reply #1 on: August 21, 2015, 12:12:55 PM »
Daawada tiibishada ama qaaxada waxaa lagu bixiyaa miisaan ee da' laguma bixiyo, tirada aad u baahan tahay iyo in aad xanuunka qabtidba si loo ogaado al xiriir dhakhtar.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

kininka laysku caateeyo Fat Burners

Started by Ahmed333Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5171
Last post September 04, 2014, 11:27:22 AM
by SomaliDoc