Author Topic: Su'aal: Cagta faraha hoostooda oo i adkaatay?  (Read 4195 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nimcooy

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cagta faraha hoostooda oo i adkaatay?
« on: August 21, 2015, 12:01:11 AM »
Asc walaal caagaha oo ah qayba faraha hoostooda ah macnaha qaybta hore ee cagta inay i adagtahay waliba way idiir diirmataa diir yaroo fudud ood moodo xadhig jiidmaya xanuuna malaha lkn meshiiba so adkaanaysa marba marka ka danbaysa.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cagta faraha hoostooda oo i adkaatay?
« Reply #1 on: August 21, 2015, 12:27:54 PM »
Meesha aad tilmaantay waxyaabo badan ayaa diirka ka qaadi karo in la arko waaye.
Inkastoo xanuunka la yiraahdo planter wart uu ekaan karo oo uu ku bilawdo qaabka aad tilmaamaysid, ka akhriso halkaan waxa uu yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5637.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

ICRC oo ka walaacsan in daryeelo la'aan u dhintaan dhaawacyada faraha badan ee M

Started by ShenamicBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 5060
Last post May 31, 2011, 12:18:03 AM
by Shenamic
Waa maxay Nabarka Cagta ku dhaca ee "Madura"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 33018
Last post December 23, 2015, 02:29:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maqaarka faraha gacanta iney miin yeelanayaan?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7606
Last post April 30, 2011, 08:23:40 PM
by SomaliDoc
Cukur ama Jalaqley la kabay + faraha hore aan shaqeyneyn

Started by LibaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6041
Last post August 23, 2013, 12:58:50 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: MAXAM KEENA CIDIYAHA FARAHA OO GADAL KA SOO FIQMA?

Started by Yaasir32Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4859
Last post October 19, 2015, 01:05:08 PM
by SomaliDoc