Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyo La'aan xiliga galmada?

(1/1)

Hotboy911:
Salaan,

Dr waxaa aan jeclaan lahaa inaad iga caawiso biyaha oo aan iga imaneyn markaan galmo sameyo (markaan xaaskeyga u galmoodo waxaan awood u leyahay inaan galmada si joogta ah u wadi karo 30 mit ilaa 1 Hour markaa anigu madareemo raaxo badan wanan ku dalaa waayo timeka dheer lakin wax biyo ah oo iga imanaya ma jiraan walina active ayaan ahay 30 daqiiqo ilaa 1 sac ) markaa maxad igulatalin lahayd.

Waxa kale oo intaa si dheer markaan isticmalo gacanteyda  biyuhu way iga imanayaan ,iskastoon mudo badan so isticmaali jiray waxan loyaqaan MASTURBATE , Markaa maxaa talo ah inkabadan 60 jeer waan sameyey galmo markaliyana biyo igamey iman.

THnka Dr.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaab hore oo ku saabsan waxa keeni karo biyo bax la'aant: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2157.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version