Author Topic: Su'aal: Calaacal olol iyo misko xanuun?  (Read 5027 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Noor Awdol

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Calaacal olol iyo misko xanuun?
« on: August 22, 2015, 03:02:38 PM »
Asc dr calaacalahaa i olola markastaba waa mid ... Mida labaad Dr miskaha ayaa aad iixanuuna hadaan waxyar istaago mana foorarsankaro hadaan xoogaa faagnaado xanuun badan ayaan kadareema miskaha hadaan hal daqiiqo fadhiistana durba waankanafisaa idaayaa kaarka




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Calaacal olol iyo misko xanuun?
« Reply #1 on: August 23, 2015, 02:01:49 PM »
Caacal ololka waxyaabo badan ayaa keeni karo, waxaa ka mid ah xanuunka gaaska, ka khriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
waxaa kaloo keeni karo fitamiin yarida, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html
waxaa kaloo keeni karo waxyaabo kale oo badan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html

Midda ku saabsan miska xanuunka, iyadane sidoo kale waxyaabo badan ayaa keeni karo, waxaa ka mid ah hadduu ifekshan dhinaca kaadida uu jiro, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
hadduu cillad lafdhabarta ay jirto ama neerfaha sinta, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html
haddii cillad xagga lafaha jiro sida roomaatiisamka, riixa, lafobeelka, kaalsiyam yarida iyo dhibaatooyin kale intaba, sidaas awgeed waa muhiim in aad dhakhtar guud la xiriirtaa si loo ogaado cillada ku hayso waxa keenay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33770
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32825
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23972
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 42182
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29899
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc