Author Topic: Su'aal: Dabada cad yar oo dhuuban ayaa iga soo jeeda?  (Read 3519 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shaaficifalcoa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 13
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dabada cad yar oo dhuuban ayaa iga soo jeeda?
« on: August 23, 2015, 05:26:43 AM »
asc dhamaan aadbaad u mahadaantihiin dictors aniga waxa aan ahay nin dhalin yaro ah oo da'diisu tahay 20 mudo laga joogo 3waxaan isku  arkay aniga xaga danbe micnaha  dabada cad yar oo dhuuban ayaa iga soo jeeda caarada hore keliya ayaa muuqata ilaa hada wax dhakhtar ah uma sheegin wax xanuun ah iguma hayo aan ka jyn xilig sxarad ayn xanuun yara dareema ilaa hadana waan leeyahy marka drdeena somaliyed idinkoo aad u mahadsan iiga soo jwba su'aaashaas
mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dabada cad yar oo dhuuban ayaa iga soo jeeda?
« Reply #1 on: August 23, 2015, 02:06:29 PM »
Waa Baabasiir ee ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: