Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wadne jiitanka maxaa keeno?

(1/1)

Abdi21:
Asc walalahayga waxan rabaa in la iga jaahil bixiyo daraad ayaan dareemay in feeraha hoostooda maaso oo kale 1 mar dhag la siinaayo hadana la deeynayo dhanka bidix isla maalintii galabtii ayaan hadana dareemay xanuun iga qabanayo meeshii oo hadana u sii faafaya ama u gudbaya gadaal dhinaca bidix  caawa hadana waxan dareemayaa in wadnaha xanun yar oo dikaan camal ah ama garaac camal ah sida jiiditaan oo kale gaastrick waan qabaa koolbo ma noqon kartaa ama gaska mise waa cilad kale mahadsanid

SomaliDoc:
Wadna garaac dagdag ah wuu keenaa astaamaha aad dareemayso, waxyaabaha keeni karo gaaska wuu ka mid yahay, welwelka ayaa ka mid ah, daawooyinka qaar ayaa ka mid ah, xanuun wadnaha ayaa ka mid ah.
Waxaa kaloo keeni karo maasadaas aad dareemaysid wadne gariirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1423.0.html

Fadlan la xiriir dhakhtar si loo kala ogaado haddii aad isku sii aragtid calaamadaha aad tilmaantay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version