Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dabada cad yar oo dhuuban ayaa iga soo jeeda?
(1/1)
Shaaficifalcoa:
asc dhamaan aadbaad u mahadaantihiin dictors aniga waxa aan ahay nin dhalin yaro ah oo da'diisu tahay 20 mudo laga joogo 3waxaan isku arkay aniga xaga danbe micnaha dabada cad yar oo dhuuban ayaa iga soo jeeda caarada hore keliya ayaa muuqata ilaa hada wax dhakhtar ah uma sheegin wax xanuun ah iguma hayo aan ka jyn xilig sxarad ayn xanuun yara dareema ilaa hadana waan leeyahy marka drdeena somaliyed idinkoo aad u mahadsan iiga soo jwba su'aaashaas
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Waa Baabasiir ee ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version