Author Topic: SU'AAL: MAXAA KEENA CAGA BARARKA?  (Read 12787 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Yaasir32

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
SU'AAL: MAXAA KEENA CAGA BARARKA?
« on: August 27, 2015, 09:46:17 AM »
ASC WR WB SALAN KADIB WAXAN RABAA IN AAN DHAKHATIIRTA WEYDIIYO WAXA KEENAN CAGO BARARKA WAXA IGA XANUUN SAN XAASKAYGA WAXANA BARAARAY.

1. LUGAH
2. WAJIGA
3. JIRKA INTIISA BADAN

LAAKIN WAXA UGU DARAN LUGAH  & WAJIGA OO AAD & AAD U BARARAY  UURNA MALAH WAANA GABAR UGUB FADLAN MAXAAN  KU DAAWEYE DHAKHTARKEED LA XIRIRAA.
WAAD MAHADSANTIHIN.........




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: MAXAA KEENA CAGA BARARKA?
« Reply #1 on: August 27, 2015, 12:29:30 PM »
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta, talooyinka ku qoranne raac: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5681.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 104646
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 168604
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 108699
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 103964
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 71382
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc