Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena Finanka badan ee wajiga kasoo daata?
(1/1)
Cabdiraxmaan m.ismaaciil:
Asalaamu calaykum Dhammaan bahda Caafimaadka iyo umada soomaaliyeed meel kasta ood joogtaan Waxaan rabay inaan ogaado amaba idin waydiiyo su'aal taasoo ah
Maxaa keena Finanka badan ee joogtada ah ee wajiga kasoo daata dhalinta Gaar ahaan xilliga ay kacayaan?
Maxaase u dawo ah?
Sidee baase looga fogaan karaa?
Mahadsanidiin dhammaantiin.
SomaliDoc:
Finanka aad tilmaantay waxaa loo yaqaanaa "Acne" ee ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version