Author Topic: Su'aal: Shaaha iyo Caafimadka?  (Read 2878 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Almis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
Su'aal: Shaaha iyo Caafimadka?
« on: August 26, 2015, 11:21:42 AM »
ASC WR WB  DHAMMAAN TAKHAATIIRTA SOOMAALIYEED ,  IYO HOWL WADEENADA WEBKAAN QIIMAHA  IYO FAA IIDADA LEH, sidane wada ognhye dhamaanten hadi nahye somali dhamaan gobalada somali dagto waxa ade loga isticmalla cabista shaaha taasi oo dadka qaar ine la sheego ine shaaha la badso cabistisa aya dhib halka cafimadka marka waxane rabta aniga iyo dhamaan shabica somaliyeed ine ade no iftimisane rabna .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Shaaha iyo Caafimadka?
« Reply #1 on: August 26, 2015, 03:12:52 PM »
Halkaan ka akhriso jawaab la xiriirta su'aashaada oo aan horay uga jawaabay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4270.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18446
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Shaaha cagaaran oon sonkor lagu darin dareenka raga ma kordhiyaa?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7870
Last post June 05, 2015, 06:39:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shaaha Liinta lagu darsado muxuu faaido leeyahay

Started by Baasaale1515Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 59731
Last post February 28, 2016, 01:22:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shaaha Cagaaran Iyo Habka Ugu Wanaagsan Ee Loo Cabi Karo?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6449
Last post December 05, 2015, 01:06:18 PM
by SomaliDoc
Cabidda Shaaha badan ma laga qaadaa dhiigyari?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 35969
Last post December 02, 2016, 12:08:53 PM
by SomaliDoc