Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wan Jabsadey, Ma Daawaa?

(1/1)

CilmiSabca:
Asc Dhakhtar iyo dhamaan xubnaha iyo martida webka.
Waxaan rabaa in aan wax ka ogaado;
Wan jabsadey (Neef duqoobey oo ido ah: labka idaha), haddii inta la gowraco, ka dibna laga dhigto oodkac (muqmad IWM), oo subax walba lagu quraaco, ma daawaa? Qof daawooyin loo qorey, ma la siin karaa? Subbagga wanka jabsadey, ilmaha yar yar iyo haweenka uurka leh ama ilmo naaska nuujiya, ma la siin karaa?
Mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Cilmisabca, halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada oo cilmiyeysan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5927.0.html

CilmiSabca:
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Somalidoc. Wan Jabsaday waa cajiib!.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version