Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shaaha iyo Caafimadka?
(1/1)
Almis:
ASC WR WB DHAMMAAN TAKHAATIIRTA SOOMAALIYEED , IYO HOWL WADEENADA WEBKAAN QIIMAHA IYO FAA IIDADA LEH, sidane wada ognhye dhamaanten hadi nahye somali dhamaan gobalada somali dagto waxa ade loga isticmalla cabista shaaha taasi oo dadka qaar ine la sheego ine shaaha la badso cabistisa aya dhib halka cafimadka marka waxane rabta aniga iyo dhamaan shabica somaliyeed ine ade no iftimisane rabna .
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaab la xiriirta su'aashaada oo aan horay uga jawaabay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4270.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version