Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Polycystic Ovary Syndrome?
(1/1)
Bilicsan Abdi:
Asc somali doctors aad bad ugu mahadsantihiin sida aad nagu fududeysan inad naga caawisan xanuuno badan iyo fahankooda . Wllo waxna qabaa suaal taasi oo ah xanuunka polycystics ovary syndrome sidee baa qofku iskaga daweynkaraa haddi uu isku arko calaamadahan sidii baa loo daweeyaa
SomaliDoc:
Bilicsan, haddii aad isku aragtid astaamaha xanuunkaan, waa in aad marka hore is baartaa oo aad hubisaa inuu yahay xanuunkaan, markaii la hubiyo waa in la ogaadaa heerka uu marayo xanuunka kadib ayaa daawaynta laguu sheegi karaa nooca aad u baahan tahay, midda kale daawayntu waa inuu dhakhtar kuu qoraa oo uu kula socdaa ee ma ahan daawo aad farmashiga ka soo gadanaysid.
Wixii faahfaahin ku saabsan qaabka daawada iyo noocyadoodu iyo sida loo baaro ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version