Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cagarshowga beerka daawo ma leeyahay?
(1/1)
Shaafka:
asc walalayal waxan raba in wax leygaga sheego cudurka cagarshowga beerka?
cagarshowga berka dawo maleyahay? ma leeska qaada? sidee leskaga qada? see loga hortaga? side leskaga ilaliya?...
waa mahadsantihiin
SomaliDoc:
Shaafka, halkaan ka akhriso qoraal dhameestiran oo su'aalahaaga oo idil kaaga jawaabi doona: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version