Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa galmada kor u soo qaadi kara?
(1/1)
Ahmed15:
asalaamu calaykum Dr waxaan waydiinayaa inuu bal iiga waramo ninka 3 xaas leh ee u baahan markuu galmada sameynaayo wixii kor usoo qaadi lahaa galmadiisaa faraha badan waad mahadsan tahay
SomaliDoc:
Ahme, ku dadaal cunnooyinka iyo waxyaabaha dabiiciga ah ee qoraalkaan ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version