Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: labada naas iyo labada xaniin oo kala wayn?

(1/1)

Saleeban Axmed:
wad  mahdsan tihiiin dhaqaatiirta wll waxaan doonaaya in layga jawaabo aniga labadadyda naas way kala wayn yihiin ka bidixbaana wayn labadayda xiniinyoooodna way kala wayn yihiiin ta x=iniinyaha wan lahaa ilaa bari hore lkn ta naasaha man lahayn  intan qaan gaahdhy ayunban yeeshay mxaa sabby sidaase lagu dawyn karaaaa a

SomaliDoc:
Marka hore, labada xaniinyood way kala dheeraan karaan si dabiici ah, halkaan ka akhriso jawaab faahfaahsan oo aan horay uga hadalnay arintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4497.0.html

Midda naasaha ku saabsan, ragga muruqa naasaha ka hooseeyo wuu barari karaa waxayna u ekaan kartaa in naaska uu weyn yahay.
Waxaa kaloo dhici karto in naaska laftirkiisa uu barari karo, halkaan ka akhriso waxyaabaha keeno in naasaha raggu bararaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5855.0.html

Haddii aad isku sii aragtid in bararka naasaha ay sii socdaan waa in aad la xiriirtaa dhakhtar si talo buuxda lagaaga siiyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version