Author Topic: Su'aal: Wax ur badanoo yar oo la xaakoodo?  (Read 2656 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ibnu muhammad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wax ur badanoo yar oo la xaakoodo?
« on: August 31, 2015, 01:22:18 AM »
Sln ka gadaal waad mahadsantihiin.
Muxuu noqon karaa cad yaroo madow ama jaale ah cunaha dhankiisa kasoo baxo markaad khaakh tiraaho walibana ur iyo shiir leh?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wax ur badanoo yar oo la xaakoodo?
« Reply #1 on: August 31, 2015, 03:37:00 PM »
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html
Haddii aad isleedahay su'aalaha way kala duwan yihiin, fadlan faahfaahin dheeraad ah naga sii cabashadaada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: