Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wax ur badanoo yar oo la xaakoodo?

(1/1)

Ibnu muhammad:
Sln ka gadaal waad mahadsantihiin.
Muxuu noqon karaa cad yaroo madow ama jaale ah cunaha dhankiisa kasoo baxo markaad khaakh tiraaho walibana ur iyo shiir leh?

SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html
Haddii aad isleedahay su'aalaha way kala duwan yihiin, fadlan faahfaahin dheeraad ah naga sii cabashadaada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version