Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wax iiga sheeg caafimaadka geedka DACARTA?

<< < (2/2)

SomaliDoc:

--- Quote from: Ibnu muhammad on September 01, 2015, 11:40:42 PM ---Tolow cabitaankaas aad sheegtay DR ma laga helaa KENYA? Maxaana loo yaqaan magac ahaan?

--- End quote ---

Waxaa loo yaqaanaa Aloe Vera Juice, ma garanayo in laga helo Kenya, laakiin ka raadi supermarket-yada waawayn ama warayso farmashiyada gado daawooyinka nutrition-ka & dadka takhasuska u leh "Nutritionists".

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version