Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Laab jeexa, Gaaska iyo Alsada (Ulcer)?

(1/1)

Ibnu muhammad:
Salaan kadib dhakhaatiirta sharaftaleh, waxaan rabay inaan wax ka ogaado, laab jeexa, gaaska, iyo alsada ma isku mid baa mise farqi ayaa u dhaxeeyo? Maxay wadaagaan maxayse ku kala duwanyihiin? Mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada oo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Waxaad kaloo ka faa'idaysataa qoraalkaa la xiriiro su'aashaada:
Waa maxay cunnada Gaaska u roon?: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version