Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: WAA MAXAY FAAIDADA SPERMTREND CAPSULES?
m.mo141:
ASC DOCTORS WAXA LA ISO QORAY DAAWADAAAN
SPERMOTREND
WA KANIINI U KA KOOBAN YAHAY 90 XABO
O MAALINTI 1 XABO LA CUNAAAYO
I FAAHFAAAHIYA DAAWADAAAN
SomaliDoc:
Spermotrend waa daawo la sheego in ay kobciso shahwada ragga oo ka samaysan waxyaabo dabiici ah.
Daawooyinka waxtarkooda iyo waxyeelladooda waxaa lagu ogaadaa baaritaanno lagu sameeyay, waxaa jirta hal cilmibaaris oo lagu sameeyay daawadaan, taas oo ka dhacday wadanka Cuba, laakiin illaa iyo hadd lama haayo wixii jawaab ka soo baxay in ay waxtar leedahay iyo in kale.
In ay waxyeello keenayso iyo in kale sidaas awgeed, talo kaama siin karo.
Waxaadna ogaataa in cilmibaaristaan ay soo gabagabowday 4 sano ka hor.
m.mo141:
GARTAY daawadan wa sax sawirka
Mida xigta doctor dhaqtar kale wuxu I dhahay waxaan ku qora cirbada marka ma aaadan kara cirbadaas iyo kaniniigaan
m.mo141:
MAXAA IS LEEDIHIIN O KORDHIN KARO SHAHWADAYDA
SomaliDoc:
Baaritaanada lagugu sameeyay inta aan daawada laguu qorin maxay ahaayeen? Cillada lagugu sheegayne maxay ahayd?
Si aan talo kuu siinno ama faahfaahin waxa ay noqon karto cilaldaada iyo waxa laga filan karo...
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
Go to full version