General Discussions > Feel Free Here

Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto

(1/5) > >>

Dr.Nasra:
Saan wada ognahay,wax kasta oo lagu tamaniyo lama helo. Annakoo Alle kumahdinayna inaan noqonay waxaan doonenay oona rajaynaya inaan noqonno kuwa anfaca naftoda,diintooda,dadkooda iyo dalkooda ayaa hadana waxan jecleystay in ka DAR-DASHA ahaan noo noqoto MAXAA SECOND OPTION KUU AHAA HADAADAN HELI LAHAYN MAADADA AAD HADDA BARATO??
        Weyna dhici kartaa waxaad hadda barato iney aheed 2nd/3rd optionkaaga ???
    Hadaan ani iska bilaabo, hadanan dr. noqon waxaa 2nd opyionkeyga ahaa Computer science!! Rubbama aad laaxiddiin farqiga udhaxeeya DR. iyo @nd option keyga. Any how,that was just a plan :)
             

Hanna:
Waxaan noqon laha dentist ama architect :)

Admin:
As Dr.Nasra, I would be a Computer Expert.

Sumayya:

Good question sis, i think i would like to be someone who has knowledge in diin and i would like to teach others and second would be a doctor i always liked that job  :D

Pharmacist:
Waxaan noqon lahaa Saxafi ama Qoraa.
Lakin su'aasha meesha taala waa:
Maadaama wixii aad jecleed inaad barato aysan kuu suurtagalin ma halkii ayaa uga tegtay mise?
Awood ma u leedahay inaad labadaba aad isku wadid?
Maxaa ka qabtaa inaad mid ka mid ah aad hiwaayad ka dhigatid?
Real Pharmacist

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version