Author Topic: Su'aal: Candhuuf xab ah oo dhanaan?  (Read 4335 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ibnu muhammad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Candhuuf xab ah oo dhanaan?
« on: September 01, 2015, 06:42:34 AM »
Salaan ka gadaal,
balqan badan, candhuuf xab ah oo dhanaan, qofka oon codka jiidi karin sida marka quraanka uu akhrinaayo (codki oo dhakhso go'a) iyo daal uu dareemo, maskaxdoo jaam garowda?
Mahadsanidiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Candhuuf xab ah oo dhanaan?
« Reply #1 on: September 02, 2015, 01:08:14 PM »
Cuncun dhuunta ah, qufac leh xaako dhanaan oo adag oo midabkeedu cadaan yahay iyo xiiq aad dareentid ama aad maqashid marka aad hawo jiidayso waxay astaan u noqon kartaa dhowr cudur oo ugu horreyso:
1- Neefta / Xiiqda (Asthma): http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html
2- Caabuq ku dhaca dhuumada hawada ee sambabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,436.0.html
3- Xasaasiyad dhuunta ah oo aanan heer Neef gaarsiisnayn.

Waa muhiim in aad dhakhtar la xiriirtaa si feerahaaga loo dahgaysto oo loo kala ogaado cillada nooca ay tahay, waa in aad daawo qaadataa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa keeno saxarada inay la socoto wax candhuuf u eg?

Started by Ibnu muhammadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6081
Last post September 11, 2015, 01:01:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan seexanayo waxaan tufaa Candhuuf?

Started by DekabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 4873
Last post February 15, 2016, 04:00:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Afkayga candhuuf ayaa soo dhaafta?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2850
Last post February 20, 2020, 02:15:45 PM
by Akhaa Binu Jowhari
Su'aal: Candhuuf badan?

Started by KamaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4674
Last post September 16, 2015, 03:00:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Candhuuf xab ah?

Started by KamaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5126
Last post March 17, 2019, 09:53:38 PM
by SomaliDoc