Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhirta daawada ku jirto - Xabad Sawdada, Toonta iyo Malabka?
(1/1)
Kaahin1:
Asc
waxaan doonayay inaan wax ka ogaado dhir ay ku jirto daawo siduu noo sheegay nabigeena csw
waa sida xabad sawdada iyo toonta iyo malabka siday wax u taraan kamiyada qofka maalintii ku filan
inuu qaato cudurada goonida ah oo ay daa weeyaan jzk khayran noo faa iideeya
asc
SomaliDoc:
Kaahin horay ayaan uga hadalnay inta aad tilmaantay oo idil ee halkaan ka akhriso haddii aad xiisaynaysid.
1- Caafimaadka Malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3929.0.html
2- Caafimaadka Xabad Sowdada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html
3- Caafimaadka Toonta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4605.0.html
Haddii aad su'aalo kale qabtid waad noo soo gudbin kartaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version