Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qanjirka gacanta kala goyskeeda kasoo baxo?

(1/1)

Ibnu muhammad:
Assalaamu Caleykum Waraxmah.
Sln ka gadaal, dhakhaatiirta waxaan waydiin lahaa waxaan la yiraahdo FEEXDA ama Qanjirka gacanta kala goyskeeda kasoo baxo muxuu yahay? Dhibaato caafimaad ma leeyahay? Maxaase lagu dawayn karaan?
Mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Ibnu muhammad, ka akhriso jawaabta halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5961.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version