Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: CUNCUN SANKA GUDIHISA IYO HINDHISO?

(1/1)

Indha Uroon Qadra:
Asc wbr Dhaqtar waakusalamy salan kadib QADHATAR AYANTAN WAXA DHARIMAYA XANUNKASO IGUBALADAY SANKAN HADA ANKUJIRNO WAXAN DARIMAY CUNCUN SANKA AHA GUDIHISA HINDHISO AN DHAMANAY IYO WAJIGAA OO DAMABKISA OO ADMODO IN AYA NABRO YARYAR OO CADCAD IGASOBAXIIB OO JILIFCAMAL AYAY INOQDIB QOFAC AD AHA MALEHI HADA LAKIN MARKUCUDURKAN IBILABAYAY WALAHA QUFAC IYO DHUN TA OO QANHIRADA AMA QUMANKA AYAAY MARKI HORI IGUBLAMATAY 1 MARKI KOBAD OO XANUNKA IBILABAYAY SANKA CUNCUN GINDHISO AN DHAMANY QUMAN XANUN NAMBRO CADAD OO WAJIGA IGASOYACAY SIBO DAMABKA OO JILAF CAD INOQONAYO 1MARKI KOBAD DHAQTARKA AYANTAGAY DAWO AYUU ISOQORAY  WANKURASATAY BILO KADIB SIDI AYAA HADAN LAIQABTAY MARKA CUDURKAN WALIGAY HADAKOHOR MA ARAG

SANKA AYA ADICUNCUNAYO BIYO AYANKASIDAYNAYA  INDHAHA XATA BIYO BADAN AYAY SIDAYNAY
 Hindhiso SOO BADAN IYO AYADOO IGUNUQNOQONAYSO OO IGA IMANAY 
 BORKA AMA BOSTA WAN DHIBSANAY QABOWGA SIDOKALE 
INDHAHA CUN CUN IYO BIYO BADAN AYAY SIDAYNAYN 

Hada kudhawd 3week ayan sasa ahay waxan joga  waxan kunolahay wadamad cimalad qabowga iyo kulelka iskubad badalan ee   YURUB
Dhaqtar waxan kacudsanay talo isii iyo cudurkan nocuyahy in ad afsomali igusharxdo insha allha  JAZAKA ALLHA U KHAIR  INSHA ALLHA WAXAN RAJAYBAY IN AD IFAHANTAY QORALKAYGA

SomaliDoc:
Indhauroon, fadlan ka akhriso qoraalkaan xanuunkaaga waxa uu yahay iyo xanuunada lagu qaldi karaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5658.0.html
Markaa fahantid qoraalkaan waxa ku qoran wixii faahfaahin aad u baahatid ama su'aalo dheeraad ah aad qabtid na soo waydii.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version