Author Topic: Su'aal: Wakhtiga iyo Qaabka ugu Fiican ee Biyaha La cabo?  (Read 10870 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline A/qadir Abdi

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 28
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wakhtiga iyo Qaabka ugu Fiican ee Biyaha La cabo?
« on: September 03, 2015, 03:14:49 PM »
Asc Dr. sida badanka dhakhatirku ku taliyan waxay shegen in biyahu cafimadka u ficanyhin qofkuna ay tahay inuu ugu yaraan 10-12 koob oo biyo ah cabo malinkii qiyastii waa 3litir oo biyah ah marka su'aashaydu waxay tahay waa sidee qaabka ugu fiican ee biyaha loo cabbi karaa? waxan uga jeda 3 litir ee biyaha ah ma maalinta oo dhan ayaan ku filaysiiyaa oo dhowrki sacadodba in baan cabaa? mise mar kaliya ayaan litir ama laba litir cabaa? micnaha hadii aan biyaha marka kaliya 1.5 cabo ama laba litir ba caafimaadka ma waxbay u dhimaysaa? midda kale haddii biyaha aan Aad u cabbo oo 4 litir iyo wax ka badanba aan cabbo wax dhiba miyay leyihin?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wakhtiga iyo Qaabka ugu Fiican ee Biyaha La cabo?
« Reply #1 on: September 05, 2015, 01:17:54 PM »
Biyaha qasab ma ahan in aad hal mar wada cabtid, waa in aad 24 saac gudahood 3 litre ku cabtaa, mana fiicna in 4 litre ka badan la cabo halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan faa'idada biyo cabitaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5971.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18433
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?

Started by BadarcuneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13576
Last post November 21, 2011, 10:09:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Biyaha Caagadaha Kujira Ee Morgaraysan (Bottled Water) Khatar Mayihiin?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7499
Last post October 16, 2015, 11:59:11 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35217
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno)?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15392
Last post January 09, 2016, 03:57:35 PM
by SomaliDoc