Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxa sanka labadisa geesod iga yaalo wax yar yar?

(1/1)

Amal2004:
Asc dhaman dhaqatida oo idiil waan u mahad calinay aad iyo aad baad u.mahadaantihiin sida sharafta leh aad inoga so jawabeyasan su alah ilaahey. Ha kheer aan dhamaan ha isiin siyo fi duunya fil akhiira Amiin        su asheyda wax wayey waxa sanka labadisa geesod iga yaalo wax yar ayr oo gaduudan garka faruurtisa hoose iyo labada dhinac ee faruurtana wax yar yar oo aad mudo aida qawidka oo kale dhartar baan u tagay waxuuna iso qoray dawadan          Hydrocortisone oo rifelkeeda 1saano ah markaniska daayo wixi waa so labanau markan marsado 1 weekna waa baba ayaan wax eey yihiin ima usan shergin dhaqtarka america ayaan jooga   jirka sida lugahan wax iga yalo wzx yabo yar yar oo bar baro caad caad ah waxaan isku arkay hada dhaw waan soo badanayan maxa la dhihii kara adok raali ah

SomaliDoc:
Cabashadaada maadaama ay la xiriir xanuun maqaar, xanuunadda maqaarkane lagu ogaan karo aragti ayna isku ekaan karaan, waxaan kugula talin lahaa in aad dhakhtar maqaar u tagtid si uu u arko finan iyo meelaha cadcad ee aad tilmaantay kadib wuxuu talo kaa siiyo ama xanuunkuu kugu sheego talo waan kaa siin karnaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version