Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay right ovary cyst?
(1/1)
Saynabqaali:
aadbad u mahadsantihiin dhaman diktoorada soomaliyed ee webkan ka shaqeeyey markaa wxn jecelahay inaan weydiiyo diktoorada codsi wll muslima oo lagu yidhi right ovary baa cyst kaga jiraan oo qandhjidhaka lugtuna damqanayo mxaa keena talow maxay sababi kartaa maxaa se lagu daweynkaraa
SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso waxa uu yahay Ovarian Cyst: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5656.0.html
Qanjirka daqmanayo ee lugta ku sheegtay halkee ayuu kaga yaallaa?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version