Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena saxarada oo cayayaan soo raaco?

(1/1)

Canabcumar:
Asc su aashaydu waxay tahay maxaa sababa ama keena in saxarada ay soo raacaan cayayaan yar yar ama dirxi cadcad marmar ka qaar iyadoon saxara jirin ay iska soo baxan ?

SomaliDoc:
Fadlan aqoon u yeelo waxa uu noqon karo dixrigaas adigoo akhrista qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version