Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xiniinyaha oo bararsan?
(1/1)
Jamaal Mahad Axmed:
asc dhakhaatirta waxan idinku salamay sln islaamka.
waxan dareemayaa xiniiyaha bidix oo xididdada bararsanyihiin markan taabto waxan u tagay dhakhtar wuu i baaray waxuu dhahay waxaa ku haayo varicocela normal ah oo wax dhib ah aan kugaysaneyn wax xanuun ah kama dareemo marka waxan maqlay cudurka galaha iyo varicocela wa isku mid ma runbaa ma hal cudurbaa mar hadan wax xanuun ah aanan dareemayn dhalmada ma saamaynyaa
SomaliDoc:
Varicocele iyo Galaha isku shaqo ma ahan.
Inkastoo dadka si qaldan xanuunkaan barariyo xididadaha qooraha ay Gale ugu yeeraan, halkaan ka baro waxa uu yahay xanuunka Galaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1057.0.html
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa qoraal ku saabsan xanuunka uu dhakhtarka kugu sheegay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456
Haddii aad faahfaahin u baahatid waad na soo waydiin kartaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version