Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaaa keena garbo xanuunka subixii?
(1/1)
Kamaal:
asc wan ina salamay somali doctors
waxan qabaa suaal maxaaa keena garbo xanuunka subixii
SomaliDoc:
Garba xanuunka waxyaabo badan ayaa keeni karo mana jiro garbo xanuun subaxii kaliya yimaado, waxaan kugula talin lahaa in aad la xiriirtid dhakhtar si loo ogaado cilalda garbaha kaa haysato ma muruqa miyay ka socotaa mise lafaha mise neerfaha mise intaba ma ahan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version